- Subscribers
- Post coverage
- ER - engagement ratio
Data loading in progress...
Subscriber growth rate
Data loading in progress...
Qolka Wasmada Somali
Repost fromMarkaz Alyaqiin Alnurani 🌴💡 Chat
Nala dhagayso Qur’aanka:https://t.me/+2-SFA4B7qKY5YmZk
Show all...
Markaz Alyaqiin Alnurani 🌴💡 Chat
You’ve been invited to join this group on Telegram.
👍 1
2 65500
Qolka Wasmada Somali
Repost fromN/a
https://t.me/+2-SFA4B7qKY5YmZkBISHAARO BISHAARO BISHAAROCilaajka Dadka xanuusan sida Autism Wadna-xanuunkaKilya xanuunkaBeer xanuunkaXanuunada calooshaDhabar xanuunkaIlma-galeenkaCudurrada Nafsiga ah:Sida WaswaaskaStresskaCabsidaBullinkaFiraashka oo lagu kaadshoLaabta oo ku culus ama ciriiri ahGalmada xaaraanta iyo daawashadeeda ruqyada iskaga joojin leheedGaaskaCalool dibirkaWaallidaArimaha Cilaajka iyada oo la siinayo qofka xanuusan Ruqyo ama aayado uu maalmo gudohood kaga bogsoonayo xanuunada ragaadsaday.Kusoo biir Chat groupkahttps://t.me/+2-SFA4B7qKY5YmZk
Show all...
Markaz Alyaqiin Alnurani 🌴💡 Chat
You’ve been invited to join this group on Telegram.
👍 31❤ 10👎 9🙈 3🥰 2🤨 1
32 61970
Qolka Wasmada Somali
Repost fromN/a
Waxaa ilasoo xiriiray nin xanuusan oo laga hayo wareegga xudunta ka hooseysa ilaa dhabarka, aadna ugu dhibban. Wuxuu ii sheegay dhakhaatiir kala duwan inuu la kulmay oo aysan waxba ku sheegin, isaguna uu xanuusanayo.Waxaan u qoray hal aayad inuu ku celceliyo 41 jeer.Maalinkii labaad xanuunkii wuu iga guuray buu yiri.Waxaan u sheegay inuu wado muddo 30 beri ilaa 40 beri.$2000 inuu isiiyo maku waafaqsantihiin? Isbitaallada $7000 baa ku baxda qaarkood oo aysan wax natiijo ah sameen.
Show all...
👍 33❤ 17😁 14👏 7
37 32910
Qolka Wasmada Somali
Repost fromN/a
Ruqyada Qur’aanka ee Saameynta degdegga ah leh:Qur’aanka waa dawo. Wuxuuna allah nagu mannaystay in aan ogaanno aayado si gaar ah u daweenaya cudurrada ay dhakhaatiirtu u maara-waayeen.Haddii aad Markaz Alyaqiin Alnurani ku jirtid nasiib ayaad leedahay, haddii aad ka faa’ideysatid Ruqyada aynu kusiinno oo aad joogteysid maalin kasta, waxaa hubanti ah in ay kaa guurayaan dhammaan xanuunada aad muddo ku taameysay in uu Allah kaa shaafiyo.Qofka aan akhrin karin waxaa ku akhrinaya qof xigtadiisa ah. Marka Ruqyada aad bilowdid, waxaad isku arki doontaa xanuuno kugu kaakacaya, sida Madax xanuun, ama meelo awal ku xanuuni jirey. Taas oo macneheedu yahay Xanuunadaas inay kaa guurayaan; dhankay doonaan haka yimaaddaan.Taasna waa Allah fadligiis.Qofkii uu Allah ku daweeyo, waa inuu Allah u mahad-celiyaa, sadaqooyin bixiyaa, Qur’aan akhriska badiyaa, Salaadda joogteeyaa, wanaagga ku dadaalaa.Dad badan nimcada ma gartaan, mana u mahadceliyaan Allah.
Show all...
👍 49❤ 18👎 9👏 7🥰 3💋 3
45 87270
Qolka Wasmada Somali
Repost fromN/a
Channelka sii faafiya, waxyaabo badan oo cusub baa soo wadnaa, iyo ku daweenta Qur’aanka cudurrada noocyada kala duwan ee dhakhaatiirtu ku wareereen.مركز اليقين النورانيMarkaz Alyaqiin AlnuraniNuurka Qur’aanka allaha nasiiyo 🚀💪
Show all...
❤ 9👍 8😁 5💋 2
41 28220
Qolka Wasmada Somali
Repost fromN/a
https://www.tiktok.com/t/ZTLL2dNVn/=================Fasiraadda hadii aad aragtid Numberka: 6 2 5============Waxay muujin kartaa rajada ama u diyaargarowga dhacdo muhiim ah oo muhiim u ah nolosha. Dhacdadani waxa ay u taagan tahay isbedel weyn ama meel go'aamin oo isbedel ah, oo saamayn qoto dheer ku leh qofkaas noloshiisa.Marka la fasiro, waxay muujin kartaa dareenka walaaca ama ku mashquulista mustaqbalka iyo caqabadaha iman kara dhacdadan weyn. Waxa kale oo ay ka tarjumi kartaa in si qoto dheer looga fiirsado khalqiga iyo kala saarida hanuunka iyo baadilka, waxayna xambaarsantahay martiqaad ay ku muujinayso weynaanta Allah ee ah Abuuraha iyo in laga fikiro nimcooyinka uu ku manaystay bani aadamka. Marka la eego macnaha guud ee tarjumaadda tirooyinka, marka la eego tiradan waxay muujin kartaa raadinta ruuxiga ah iyo shakhsi ahaaneed ee macnaha iyo ujeedada jiritaanka, iyo rabitaanka in lagu soo dhawaado runta iyo iftiinka rabbaaniga ah (Nuurka).Aragtidani waxa ay tilmaan ka bixin kartaa hamiga uu u qabo in uu si qoto dheer u fahmo nolosha iyo meesha uu kaga jiro koonkan,waxana laga yaabaa in ay noqoto mid lagu martiqaado in uu dib u eegis ku sameeyo waxyaabaha mudnaanta u leh iyo waxa uu aaminsan yahay, kuna dhiirigeliso in uu u dhawaado qiyamka ruuxiga ah iyo akhlaaqda kor u qaadida iimaanka iyo yididiilada noloshiisa.
Show all...
TikTok · Hanuun iyo Nuur 💡⚡️
Check out Hanuun iyo Nuur 💡⚡️'s video.
👍 13❤ 5👏 3
23 16920
Qolka Wasmada Somali
Repost fromN/a
Photo unavailableShow in Telegram
Madaneynaysaa Fasiraadda Numberska ishaadu qabato?Ma rumeysan doontid fasiraadda aynu ka bixinno.
Show all...
👍 16❤ 11👏 5🤔 3
37 70230
Qolka Wasmada Somali
Repost fromN/a
Magacaadu SACIDO ma yahay? Suuraddan baa kaa hadlaysa. Raac talooyinka aan kasoo dhexsaarnay.Sidoo kale akhriskeeda iyo dhageysigeeda badi, isbadal wanaagsan baa arki doontaa muddo kooban ilaahay idankiis.Caajiska waa inuu kaa guuraa, iyo hormarkaada wixii kaa hortaagnaa way iska shiiqayaan.===============https://www.tiktok.com/t/ZTL8V7yhb/
Show all...
👍 11👎 5❤ 3🔥 2🥰 1
37 08830
Choose a Different Plan
Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.